Weriye TV oo isagoo toos hawada ugu jira shaaciyey geerida Walaalkiis (Daawo Sawirro)

Wuxuu ahaa warkii ugu qaraaraa ee uu hawada ka sheego wariye Maxamed Al Dhabyani oo war akhriye ka ah taleefishin ku yaala dalka Yemen. Codkiisa ayaa is badalay wariyaha kadib markii uu daawadayaasha u sheegay in meydka walaalkiis la geeyay gurigooda oo ku yaala gobolka Dhamar ee Yemen. Waxoogaa ayuu yara aamusay, qiirooday, kadibna dib … Continue reading Weriye TV oo isagoo toos hawada ugu jira shaaciyey geerida Walaalkiis (Daawo Sawirro)